Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size

  Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno

LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


April 23rd, 2007

Ganacsato Soomaaliyeed oo ilaa sanadkii hodhe lagaga dilay 40 qof dalka Koonfur-Afrika

Waxaa si naxariis darro ah loogu laynayay dad ganacsato Soomaaliyeed ah dalka South Africa ilaa xilliyadii sanadkii hore ee 2006, halkaas oo lagu dilay dad ka badan 40 qof.. Dadkaa badankood waxa lagu dhex diley dukaamadoodi. Meelaha lagu laynayana maaha tuulooyin ee waa magaalooyin waaweyn sida "Port Elizabeth", "Cape town" iyo kuwa kale. Dalkaa waxaa ku nool Soomaali oo gaadhaya shan iyo toban kun [15,000].

Waxa ay ku nool yihiin cabsi. Dadka u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa sheegay in "Wadanka South-Africa ay ka jirto Shisheeye Nacayb lagu takooro dadka ajnabiga ah iyo weeraro joogto ah oo lagula kaco.."

 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..