Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size

  Casharo bisha ramadaan
Waxaan idinla socodsiin inaan dhowrkii cishoba aan muxaadaro soo galin doono bogga, insha Allah.. Markaa aan ka faaideysano, hurdada aan ka kacno

LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


March 22nd, 2007
Al Jazeera English

Somaliland: Dadka Muqdisho ka barakacay ma qaxootibaa, mise?

Videogani wuxuu ku sabsan yahay dad ka qaxay Muqdisho (oo kasoo baxsaday amxaarka iyo ilma-adeertii), oo UN-ta iyo dowladda Somalialand ay isku haystaan arrintooda.. ma qaxooti baa mise waa uun dad barakacay?

Dictionary

  • Qaxooti (refugee):
    Qof nabad la'aan darteed uga qaxay dalkiis, oo dal kale u qaxay, tusaale: "war waxaan u tahriibay Canada"


  • Dad barakacay (displaced):
    Dad iyagoon dibadda aadin, danuhu ku khasbeen inay guryahoodi ka qaxaan..





Siyaasadu badanaa waa wax qudhmuun, laakin bal adigu go'aan ka gaadh dadkan xaaladooda..




The Dictionary of the politics:

Poli: a Latin word meaning "many" and
tics: meaning "bloodsucking creatures".. 1+1.. you do the math..

Somali, Somalilander.. potato, patato..

 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..